Qoor Qoor oo kulan arrimo muhiim ah looga hadlay la qaatay Golihiisa Wasiiradda (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowladda Galmudug oo maanta ka qabsoomay Aqalka Madaxtooyada Galmudug. Madaxweynaha ayaa Golaha uga warbixiyay howlgalada dib u xoreynta ee ka socda deegaanada Galmudug iyo safar dhulka ah oo uu dhawaan kusoo kormeeray qaar ka mid ah goobihii dhawaan laga xoreeyay … Continue reading Qoor Qoor oo kulan arrimo muhiim ah looga hadlay la qaatay Golihiisa Wasiiradda (Sawirro)